Thursday, November 10, 2016

Xiriirka Somalia iyo Mareykanka Kadib Guushii Trump

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar ayaa sheegay inuu rajaynayo inaan waxba iska beddelin xiririka Soomaaliya iyo Maraykanka kadib doorashadii Madaxweynaha La-doortya Donald Trump.

from VOA http://www.voasomali.com/a/3590817.html
via IFTTT

No comments:

Post a Comment