Qaramada Midoobay ayaa Isniintii sheegtay in argagixisada iyo ficillada kale ee rabshado ee dalka Ciraq ay sanaddii 2016 dileen 6,878 qof oo shacab ah, islamarkaana dhaawaceen 12,388 kale. from VOA http://ift.tt/2hN5Kxl via IFTTT
No comments:
Post a Comment