Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa xaqiijisay in shan ka mid ah diblomaasiyiinteeda lagu dilay qarax bam oo Talaaddii ka dhacay magaalada Kandahar ee koonfurta dalka Afghanistan. from VOA http://ift.tt/2j7mXTx via IFTTT
No comments:
Post a Comment