Madaxda Hay'addaha Sirdoonka Maraykanka ayaa Khamiistii shalay sheegay in caddeymaha ay hayaan ay muujinayaan in Ruusku uu faragelin ku sameeyay doorashadii madaxtinimada ee bishii November ka dhacday Maraykanka.
from VOA http://ift.tt/2hYJEIl
via IFTTT
No comments:
Post a Comment