Thursday, July 6, 2017

Ciidamada Amisom oo Rayid ku Dilay Duleedka Muqdisho

Laba qof ayaa dhimatay mid kalana waa uu dhaawacmay kadib markii baabuur la sheegay inuu ka mid yahay kuwa ciidamada AMISOM uu dulmaray maanta dad rayid ah oo waddada marayey, deegaanka Ceelasha Biyaha.

from VOA http://ift.tt/2uuqDS6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment