Wararka ka imanaya deegaanka Calamada ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in weerar lagu qaaday gaari halkaasi marayay ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 7 ruux. from VOA http://ift.tt/2sYUwIt via IFTTT
No comments:
Post a Comment