Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Birta Dheer oo 20 KM dhinac Buurdhuubo kaga beegan degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo. from VOA http://ift.tt/2siYex5 via IFTTT
No comments:
Post a Comment