Gobolka Virginia ee duleedka magaalada Washington waxaa dhowaan soo gaartey Luul Mohamuud Yusuf (Diyaaboone) oo ku guuleysatey dal-kugalka Mareykanka uu bixiyo ee Lottery ama baqtiyaa-nasiibka. from VOA http://ift.tt/2sTc1yu via IFTTT
No comments:
Post a Comment