Dawladda Djibouti ayaa ka codsatay ururka Midawga Yurub inay goobjoogayaal u diraan xuduudda muranku ka taagan yahay ee dalkaasi la wadaago dalka Eriteria, sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters. from VOA http://ift.tt/2uioYz2 via IFTTT
No comments:
Post a Comment