Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson uu khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. from VOA http://ift.tt/2u4JTs3 via IFTTT
No comments:
Post a Comment