Rooda Cabdullaahi Cali waxay ka timi Somaliland, waxayna ka mid tahay arday Soomaali ah oo lagu soo casumay barnaamij lagu martiqaado dhalinyarada Afrika kaas oo lagu magcaabo YALI. from VOA http://ift.tt/2sI4WvH via IFTTT
No comments:
Post a Comment