Monday, July 3, 2017

Wareysi: Xusuusta Weerarka Pizza House

Maxamed Ibraahim waxa uu ahaa xisaabiyaha Pizza House oo ururka Al-Shabab ay weerareen ku dhowaad 20 maalmood ka hor. Maxamed waxa uu ahaa qofkii ugu dambeeyay ee laga soo badbaadiyo Pizza House. Habeenkii weerarka socda waxa uu ku jiray gudaha xarunta gaar ahaan qol yar oo ka mid ah dhismaha, waxana dhagahiisa ku soo dhacayay dad rayid ah oo ay tooganayeen Al-Shabab iyo daryanka madaafiicda meesha uu gabaadsanayay. Waxa uu hadda isku diyaarinayaa  in uu shaqadiisii dib u bilaabo, waxa uuna VOA-da uga warramay sidii ay wax u dhaceen.  

from VOA http://ift.tt/2tIgAvF
via IFTTT

No comments:

Post a Comment