Wednesday, July 12, 2017

Weerar ka Dhacay Muqdisho oo Laba Qof lagu Dilay

Kooxo ku hubeysan qoryo kuna socdey gaari ayaa weerar ku qaaday barqadii saaka xilliga Muqdisho ciidamo ka tirsan dowladda hoos ee Xamar. Weerarkaasi ayaa waxaa ku dhintay laba ruux oo midi ay aheyd  gabar ardayad ah oo meesha mareysay. Sida uu weerarkaasi u dhacay iyo xaaladda hadda waxa uu Jamaal Axmed Cismaan ka wareystay afhayeenka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane.  

from VOA http://ift.tt/2tMuIkI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment