Thursday, October 5, 2017

Andres Iniesta oo Wada Hadal ugu Yeerey Catalonia iyo Dowladda Spain

Kabtanka Barcelona iyo xiddga qadka dhexe ee Spain Andres Iniesta, ayaa wada hadal ugu yeerey dowladda Spain iyo hoggaamiyayaasha Catalonia, si ay u xalliyaan khilaafaadkooda.

from VOA http://ift.tt/2gdtk56
via IFTTT

No comments:

Post a Comment