Wednesday, October 4, 2017

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 391

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa, waana qeybtii 391-aad. Barnaamijka oo dhan hoos ka dhageyso.        

from VOA http://ift.tt/2xTKNqE
via IFTTT

No comments:

Post a Comment