Wednesday, October 11, 2017

Goolkii Sababay in Mareykanka uu Haro oo Muran uu ka Jiro

Haddii FIFA ay qarashaad badan gelin laheyd tignoolajiyadda sheegta in kubaddu ay dhaaftay xariiqinta goosha, maanta Mareykanka waxay ka mid noqon laheyd dalalka ka qeyb galaya koobka adduunka ee sanadka 2018.

from VOA http://ift.tt/2yEk84u
via IFTTT

No comments:

Post a Comment