Saturday, October 7, 2017

Kulan Amniga Looga Hadlayay oo Muqdisho Lagu Qabtay

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu qabtay kulan looga hadlayay arrimaha aminga ee dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa daba socday kulankii horey uga dhacay magaalada London ee xoojinta aminga dalka.

from VOA http://ift.tt/2z5wekg
via IFTTT

No comments:

Post a Comment