Saturday, October 14, 2017

Liverpool iyo Manchester United oo Isku-garab Dhacay

Kooxaha Liverpool iyo Manchester United, ayaa kulan ka tirsan horyaalka dalka Ingriiska ku kala baxay goolal la'aan bar-baro ah, kadib markii ay ku kulmeen gegada Liverpool ee Anfield.

from VOA http://ift.tt/2yK8c1e
via IFTTT

No comments:

Post a Comment