Xulka qaranka Nigeria ayaa noqday dalki ugu horeeyay oo Afrikaan ah oo usoo baxa koobka adduunka ee sanadka danbe lagu qaban doono dalka Russia, kadib marki ay 1-0 uga badiyeen xalay xulka Zambia. from VOA http://ift.tt/2wF2qt0 via IFTTT
No comments:
Post a Comment