Kooxda Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa la sheegayaa in ay isu diyaarineyso dalab xoogan oo ay bisha Jannaayo u diri doonto laacibka khadka dhexe ee kooxda Arsenal iyo xulka Jarmalka Mesut Ozil. from VOA http://ift.tt/2xRlgOW via IFTTT
No comments:
Post a Comment