Friday, October 6, 2017

Ricardo Carvalho oo 7 Bilood Xabsi ah Lagu Xakumay

Difaacii hore ee kooxaha Chelsea iyo Real Madrid Ricardo Carvalho, ayaa lagu xakumaya toddobo bilood oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo gaaraya 142,882 euros ($167,000).

from VOA http://ift.tt/2yuLr18
via IFTTT

No comments:

Post a Comment