Kabtanka xulka qaranka dalka Holland Arjen Robben ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah, kadib marki xalay uu xulkiisa ku guuldareystay inuu usoo baxo koobka aduunka. from VOA http://ift.tt/2i0yEMX via IFTTT
No comments:
Post a Comment