Raysal wasaaraha Somalia Xassan Cali Khayre ayaa khudbad uu xalay ka jeediyay xuska munaasabada maalinka calanka Somaliya uga hadlay xaaladaha adag ee siyaasadeed ee uu hadda dalka marayo. from VOA http://ift.tt/2i6KyEZ via IFTTT
No comments:
Post a Comment