Monday, October 9, 2017

Soomaaliya oo Guul Darro Xooggan kala Kulanta Ruushka

Xulka Kubad Caga-yaraha Soomaaliyeed ee ka qeyb galaya tartanka koobka kubbad caga-yaraha adduunka ee dalka Tunisia ka soconaya, ayaa guul darro xanuun badan kala kulmay dhiggooda Ruushka.

from VOA http://ift.tt/2yBl3Ts
via IFTTT

No comments:

Post a Comment