Dalka Tunisia waxa si rasmi ah uga furmey tartanka kubbad caga yaraha adduunka, oo markii labaad taariikhda la qabanayo. Wax aka qeyb galaya 24 dal oo ay Soomaaliya ku jirto. Tartankii hore waxa lagu qabtay dalka Mareykanka waxana ku guuleystay isla Mareykanka
from VOA http://ift.tt/2y3wIr7
via IFTTT
No comments:
Post a Comment