Thursday, October 12, 2017

Warbixin : "Maalinta Caalamiga ee Gabdhaha Da'da Yar"

11 ka bisha October oo Arbacadii shalay ku beegneyd,  ayaa sanadkasta dunida laga xusaa "Maalinta Caalamiga ah ee Gabdhaha yar yar," iyada oo maalintaasi  la xoojiyo wacyi galinta,  caafimaadka, waxbarashada iyo daryeelka hablaha.

from VOA http://ift.tt/2xBpOYd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment