Monday, October 9, 2017

Wareysi: Wasiirkii Hore ee Gaashaandhigga, Diini

Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Soomaaliya Cabdul-qaadir Sheekh Cali Diini ayaa ugu baaqay madaxda Soomaaliya inay si wadajir ah u shaqeeyaan iyo in la deddejiyo dhammaystirka dastuurka, si ayuu yidhi ay u yaraadaan is-qab-qabsiga mas'uuliyiinta.

from VOA http://ift.tt/2ySXxx8
via IFTTT

No comments:

Post a Comment