Ugu yaraan 20 qof ayaa ku geeriyootay, in ka badan 100 kalena waa ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday goob uu ka socday bandhig faneed, magaalada Las Vegas ee gobolka Nevada ee dalka Mareykanka. from VOA http://ift.tt/2g4y8d8 via IFTTT
No comments:
Post a Comment