Xulka kubadda cakta ee dalka Iceland ayaa u qarka u saaran inuu marki ugu horreysay taariikhda u soo baxo ciyaaraha koobka adduunka, kadib marki ay xalay 3-0 uga badiyeen xulka Turkey. from VOA http://ift.tt/2gjb4qU via IFTTT
No comments:
Post a Comment