Nin ayaa rasaas ku furay dad ku sugnaa kaniisad ku taalla meel ku dhow magaalada San Antonio ee gobolka Texas axaddii, halkaasi oo uu ku dilay 26 qof, islamarkaana 20 kale uu ku dhaawacay. from VOA http://ift.tt/2h8BoUC via IFTTT
No comments:
Post a Comment