Booliska Tunisia ayaa maanta oo arbaco ah sheegay inay xireen tuhmane mintid Islaami ah oo laba sarkaal ku mindiyeeyey banaanka dhismaha baarlamanka dalkaas ee magaalada Tunis. from VOA http://ift.tt/2iRVbvQ via IFTTT
No comments:
Post a Comment