Tababarihii hore ee kooxda Manchester United Alex Ferguson, ayaa kasoo kabanaya qalliin maskaxda loogaga sameeyay, kadib marki uu dhiig kaga furmay maskaxda Sabtidi shalay. from VOA https://ift.tt/2I0dypY via IFTTT
No comments:
Post a Comment