Kooxda Juventus ayaa aad ugu dhawaatay hanashada horyaalka Talyaaniga kadib marki ay xalay 3-1 ku garaacday naadiga Bologna ciyaar ka dhacday magaalada Turin. from VOA https://ift.tt/2rnk97G via IFTTT
No comments:
Post a Comment