Thursday, May 3, 2018

Shirka Brussels oo lacag loogu deeqay Somalia

Shirkaasi ayaa intii uu socday waxaa qodobada ugu muhimsan ee la isla gartay ka mid ahaa in €100 milyan oo euro oo deeq ah si toos ah loo siiyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

from VOA https://ift.tt/2rh4DKu
via IFTTT

No comments:

Post a Comment