Thursday, May 3, 2018

Guddoomiye Maxamed Mursal oo xilka la wareegay

Guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore ee golaha Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Munaasibadda ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka ayey labada mas'uul xilka kula kala wareegeen. Wariyaha VOA-da ee Muqdisho Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan inoo soo dirtay.      

from VOA https://ift.tt/2JP8GVd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment