Thursday, May 3, 2018

Weerar ka Dhacay Waqooyi Bari Kenya

Warar naga soo gaaray Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in maleeshiyo la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabab ay shalay gelinkii dambe weerar ku qaadeen shaqaale ka mid ah kuwa qodaya carra-kaawada ee guryaha lagu dhiso.

from VOA https://ift.tt/2jpZ342
via IFTTT

No comments:

Post a Comment