Iska horimaadyo cusub ayaa laga soo sheegayaa maalintii labaad degaanka Caad oo shalay ay dagaallo ku dhexmareen dadka degaanka iyo maleeshiyada Al-Shabaab. from VOA https://ift.tt/2KM6PVb via IFTTT
No comments:
Post a Comment