Baarlamanka dalka Ethiopia ayaa maanta ansixiyey qaraar ururada ONLF, OLF iyo Ginbot 7 ee dalkaas ka saaraya liiska argagixisada, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda ee Fana. from VOA https://ift.tt/2KD1KQ8 via IFTTT
No comments:
Post a Comment