Saturday, July 14, 2018

Jabuuti: Mucaaradka oo ka Hadley Heshiiska Ethiopia iyo Eritrea

Ka dib markii madaxweynaha Eritrea Isias Afawerqi uu booqasho shalay ku tagay magaaladda Addis Ababa ee xaruunta dalka Ethiopia, ayaa qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalka Jabuuti oo ay deris yihiin labada dal ee Ethiopia iyo Eritrea waxay walaac ka muujiyeen heshiiska labada dal

from VOA https://ift.tt/2NhNLMo
via IFTTT

No comments:

Post a Comment