Bambada ayaa ku qaraxday bartamaha magaalada Peshawar oo ah xarunta gobolka Khyber Pakhtunkhaw ayaa dishay 14 qof oo uu ku jiro Haroon Bilour oo ah murashax kursi baarlamaan oo ka tirsanaa xisbiga ANP from VOA https://ift.tt/2Je70nx via IFTTT
No comments:
Post a Comment