Friday, July 13, 2018

Suuriya: Shacab lagu laayey duqeyn

Ugu yaraan 28 ruux qof oo rayid ah ayaa geeriyootay kadib marki ay diyaarado dagaal duqeeyeen gobolka Deir Azzor ee bariga dalka Suuriya.

from VOA https://ift.tt/2KVafGj
via IFTTT

No comments:

Post a Comment