Ra'iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta u magacaabay Ahmed Shide inuu noqdo wasiirka maaliyadda dalkaas, isaga oo beddeli doona Abraham Tekeste. from VOA https://ift.tt/2CNwcm4 via IFTTT
No comments:
Post a Comment