Thursday, October 18, 2018

Muran ka taagan hindise-sharciyeedka batroolka

Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa hor-yaala hindise-sharciyeedka Macdanta iyo Batroolka oo muran badan uu ka dhashey ka gadaal markii ay soo baxdey in hindise sharciyeedkaasi sida la sheegay inay qoreen khuburo ajaanib ah.

from VOA https://ift.tt/2AgC84I
via IFTTT

No comments:

Post a Comment