Madaxwenaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta ku booriyey Sacuudiga inay shaaca ka qaadaay halka uu yaallo meydka suxufiga Sacuudiga ee la dilay Jamal Khashoggi. from VOA https://ift.tt/2EGEApc via IFTTT
No comments:
Post a Comment