Wasaaradda difaaca Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa 5,200 oo askari u direysa xuduudda Mareykanka iyo Mexico, si loola tacaalo muhaajiriin u dhashay dalka Honduras oo kusoo wajahan Mareykanka. from VOA https://ift.tt/2qk585Q via IFTTT
No comments:
Post a Comment