Saturday, October 13, 2018

Dhimashada Qaraxyadii Baydhabo oo Korodhay

Inta masuuliyiinta ay xaqiijiyeen ku dhowaad 22 qof ayaa ku dhimantey, dhowr iyo soddon kale na waa kudhaawacmeen qaraxii shaley ka dhacaymeel maqaayad ah oo ku taalo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

from VOA https://ift.tt/2QJUBvI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment