Saturday, October 13, 2018

Wareysi: Dib-u-eegid Qarixii Soobbe

Sanad ayaa ka soo wareegtay weerarkii xasuuqa ee lagu laayay dad ka badan 500 oo qof ee ka dhacay Isgoyska Soobbe ee magaalada Muqdisho, kaas oo gaari wax yaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay isgoyskaasi mashquulka badan Oktoobar 14 keedi 2017.

from VOA https://ift.tt/2A9bxGp
via IFTTT

No comments:

Post a Comment