Saturday, October 13, 2018

Laba Weerar oo Ismiidaamin ah oo Baydhabo ka Dhacay.

Waraka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ugu yaraan 15 qof ay ku dhinteen laba qarax oo ay fuliyeen rag isa soo miidaamiyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

from VOA https://ift.tt/2Pxf7j6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment