Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in gaari ay leeyihiin ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Africa ee AMISOM uu dad rayid ah ku jiiray degmadaas. from VOA https://ift.tt/2q1ChCR via IFTTT
No comments:
Post a Comment