Thursday, October 18, 2018

Faahfaahin kasoo baxaysa duqeyn lala beegsaday Shabaab

Warar dheeraad ah oo ka soo kordhay duqayn ka dhacday barrtmaha Somalia todobaadkan ayaa sheegaya in ciidamadada Maraykanka oo taageero ka helaya ciidamada dowladda ee Somalia ay duqeyntaa ku dileen 60 ka mid ah maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

from VOA https://ift.tt/2yOLBxU
via IFTTT

No comments:

Post a Comment